NAGU SAABSAN

Arooryo Technology Solution waa shirkad bixisa teknoolajiyad hal-abuur iyo curin ku dhisan si aan u gaarno qanacsanaanta macmiilka.

Waxaan bixinnaa adeegyada software solutions-ka sida:  web development & mobile App development.

Adeegyada la xiriira Design-ka sida : graphic design, web design, business brand design, iyo digital marketing design.

Arooryo waa astaan u taagan teknoolajiyad ku dhisan hal-abuur iyo curin.

Himilladeyna (Mission)

Himillada Arooryo waa in macmiikeennu helo adeeg iyo wax soosaar, hal-abuur iyo curin ku dhisan oo tayo sare leh misana uu ku qanco.

Teknoolajiyaddu garbo way u noqonkartaa ganacsigaaga haddaad ku dheehdo curin iyo hal-abuur

Hiigsigeenna (Our Vission)

Hiigsiga Arooryo waa inaan noqonno shirkad ku hormartay soosaarista adeegyada tekenoolajiyadeed iyo systems-ka  kuwaas oo ay ku dheehantahay curin iyo hal-abuur.

Hoyga teknoolajiyad hal-abuur iyo curin ku dhisan.

Qiyamka (Core Value)

  1. Hal-abuur

  2. Curin
  3. Qanacsanaanta Macmiilka
  4. Masuuliyad
  5. Wadashaqeyn

Arooryo Technology Solution waa shirkad bixisa teknoolajiyad hal-abuur iyo curin ku dhisan si aan u gaarno qanacsanaanta macmiilka.

Contact

© Copyright 2021 Arooryo Technology. All Rights Reserved.