NAGU SAABSAN
Arooryo Technology Solution waa shirkad bixisa teknoolajiyad hal-abuur iyo curin ku dhisan si aan u gaarno qanacsanaanta macmiilka.
Waxaan bixinnaa adeegyada software solutions-ka sida: web development & mobile App development.
Adeegyada la xiriira Design-ka sida : graphic design, web design, business brand design, iyo digital marketing design.
Arooryo waa astaan u taagan teknoolajiyad ku dhisan hal-abuur iyo curin.
Himilladeyna (Mission)
Himillada Arooryo waa in macmiikeennu helo adeeg iyo wax soosaar, hal-abuur iyo curin ku dhisan oo tayo sare leh misana uu ku qanco.
Teknoolajiyaddu garbo way u noqonkartaa ganacsigaaga haddaad ku dheehdo curin iyo hal-abuur
Hiigsigeenna (Our Vission)
Hiigsiga Arooryo waa inaan noqonno shirkad ku hormartay soosaarista adeegyada tekenoolajiyadeed iyo systems-ka kuwaas oo ay ku dheehantahay curin iyo hal-abuur.
Hoyga teknoolajiyad hal-abuur iyo curin ku dhisan.
Qiyamka (Core Value)
-
Hal-abuur
- Curin
- Qanacsanaanta Macmiilka
- Masuuliyad
- Wadashaqeyn
© Copyright 2021 Arooryo Technology. All Rights Reserved.